![]() ![]() |
Xiriir AkhbaarMs. Gwen Snow Telefoon Ms. Marti Kinny Telefoon Cinwaanka Boostada Jihooyinka Iskuulka |
Machadka Soo Galootiga Cusub ESLMuqaalka DugsigaHadafka Machadka Soo Galootiga Cusub ESL waa inuu siiya soo dhaweyn iyo jawi tixgelin badan leh si looga baxo baahidda loo qabo barashada cilmiga luqadaha, manhajka iskuulada iyo si bulshonimo/shucuur ku jirto laga bilaabo heerka lixaad ilaa tobonaad dadka baranaya luqada Ingiriiska (ELLs) marka lagu qorayo xarunta Iskuulada Degmada Jefferson, dadka ku jira heerarka biloowga aqoon sare u lahaanshaha luqada Ingiriiska, sanadkooda hore ee wax-barashada gudaha iskuulka Maraykanka waxaa laga yabaa inay lahadaan wax kooban ama kala joojin, khibrad wax-barasho hore ee wadamadooda dhaladka ah. Anagoo ah bulsho-weynta, ka-faa’iidaysanaya manhajka si xoog ah iyo baaris ku saleesan barashada hababka iyo xeeladaha luqada Ingiriiska, waxaan iska kaashana saan kor u qaadno xirfadaha manhajka iskuulada iyo luqada oo siinaya aasaaska lagama-maarmaanka ah loogu tala galay ka qayb-qaadashada fasalada guud. Ardayda Machadka Soo Galootiga Cusub ESL ku jirta marxalad u gudbin dugsi dhexe ama sare kale oo leh baarnaamij ESL hal ilaa saddex semester ka dib. |
|
Last Update: |
|